onsdag 10 april 2013

Planeterna

Det finns 8 planeter. Merkurius, Venus, Jorden, Mars, Jupiter, Saturnus, Uranus, Neptunus.
Afarta ugu horreysa waxay ka samaysan yihiin dhagax. Laakiin afarta ugu dambaysa waxay ka samaysan yihiin gaas.
Meeraha ugu horreeya waxaa la yiraahdaa Merkurius. Waana ka ugu qabow haddana ugu dhaw qorraxda.Venus waxaa loo yaqaan Aftonstjärnan(xiddigta fiidka) maadaaba aad loo arki kari fiidkii.
Meeraha saddexaad waxaa layiraahdaa Jorden waxaa kaloo loo yaqaan Tellus. Korka addunka intiisa baddan waa biyo.

Inga kommentarer:

Skicka en kommentar