tisdag 16 april 2013

Planeter 2

Mars waa meeraha afraad. Waana meeraha ugu dhow Adduunka.
Jupiter waa meeraha shannad. Waana meeraha ugu wayn.Wuxuuna leégyahay 1300 oo adduun oo la isku dhejiyay.
Saturnus waa meeraha lixaad wuxuuna leeyahay fargal ku wereegsan. Fargalkaas wuxuu ka samaysan yahay dhagaxyo.
Meeraha toddabaad waa Uranus. Uranusna waxuu leeyahay fargal lakiin dhinaca kale buu u jeeda.

Inga kommentarer:

Skicka en kommentar